Baro jidka Tahriibka oo Ha Tahriibin !!!!!!!!
Runtii marka aad caqligaaga ka shaqasiiso una fiirsato badi
dhaliyarta Maanta tahriibasa waxa aad arkaysa inay tahay ubixi dalaka ee waxa
bartay wakhtiyada ay tahriibana ay tahay wakhtigii looga fadhiyay lagana sugayayna
in aay naftooda iyo dalkoodaba waxa u qabtan
oo shaqeeyan .
Mar aan kaligay is waydiiyay su’aasha
ah ma kala taqaan dhulkaaga hooyo?!!!!
waxay nafataydu isiisay jawaab aha intay dhayahaygu qabteen uun ban ka aqan
amaba se maqalay .
Isla su’aal labaad baan isku celiyay
oo aha dalalka kale imasa Dhalinyarteena ka mida oo aad ku jirto ayaa u
abtiraya oo ilaal luuqayda iyo wadooyinkooda qaybsan iskada inay arkaane xita
waligood sawirin dalalkaasa?!!!!
Qodobka kowaad ee an u aanaynayo
taas waxa kamid ah ilmaha yare e dugsiga
hoose ku jira waxa labara maado laydha cilmiga bulshada misan lagu baro dhulalkale
iyo Dhaqanadoodi waxa lagoo
faah-faahiya cabiirada dhulalkaasi inta dadee ku nool iyo waliba waxaqbadayadoodi .isagoon ilmi yarah
kala barana bulshadiisu ku dhexe
noolyahy iyo degaankiisa ku
xeerana aya waxa uu noqda mid kamida Qalbi ka daganaysha qaarada kale sida
Yurub ,Asiya, Marykanka iyo qarada isagoo noqoda ilamaha yar maab kamid maabaka
laga dheehan karo qaarada caalmaka taasin wa ta keenays inuu marka uu qan
gaadho caqalniyadiisa iyo wadan jacaylkiisu noqdo mid u hanqal taaga dalal
aanay xudintiisu ka beernay wayo ma garanayo dalakiisi hooyo isaga aqoon u
leh baaxada dalalkaas , tuuloyinkooda, inata dad eek u nool ,
Hadaba side baad ugu diidaysa
tahriib ama aad u jecalysinaysa wadan aanad ugu sheekayn oo anad ku ababin
wadaniyada dhuuxisa iyo dhiigiisa
raacada maaha muraaqo malin kaliya aha oo la xuso .wadaniyada
Waxa kale oo kamid ah qodobada Muhiimka ah dhalintayarada
oo taarikh ahaan looga sheekayo horumar ay dad kale oo wadano shisheeya ahi sameeyen
iyada oo taarikhada kaliya ee dalkooda
ka haystan u yahay inuu kolba oday yar jaha wareerisan uu uga sheekeyo taarikh u isagu iski u alifay
iyo waliba inaay ahaan jireen dad dhaqan ahaan u laaha qabayalada oo dadku ahaan jireen qaar u nool ama u dagaana is bahaysi oo qabiilba ka kale
gumaysan jiray qabilkooduna ahaan jiraya qabiil xoola dadka kale dhaca , ahaana
ka kaliy ee mujahidka ahaa ee dalka xoreeyay una soo halagamay, Waa xaalad jirta oo qabstay
jiilal badan oo sooo baxay iyo kuwa soo korayab isagoon qofka caruurta ah ee soo korya loo samayn taarikh
rasmiya oo qoraal dhigaala oo buug ku xardhan,
Gunti iyo gaba gabadi waxaynu nahay
umad dhaliayardoodi mijahaabsanyiin khaladka ugu badan waxa iska leh inta
masiirka dhaliyarata ama faca soo baxaysa hagaysa ….waxanan ku so
gabagabayanaya aynu helano dhalinyar lagu ababiyay wadan jacayal una dhigano oo
kala barno dhaliyarata dhulkooda si ay u amina ka hor intaany aminan dalaka kale
ee dakoodi u hagar baxeen .
No comments:
Post a Comment