KAALME QOF LIITA
Qalinkii:
Khalid Mohamed Abdilahi (KMC)

nabigeenu waxa uu ina faray (inaynu u naxariisano
cidkastoo dhulka guudkisa joogta waxa laynooga naxariisanaya samada guudkeeda )
Matahaya qof bani aadam oo damiir damqada
leh se ma tahay qof ka naxa u naxa oo u damqada walaalkisa muslimka
ee dhibaatadu haysto haday jawaabtu tahay : haaa ....
Runtii waxaynu noqonaynaa dad isku duuban oo ka
faqiirka aha ka taajirki kaalmeyo
Waxa iga yaabiyay qof bani aadma oo leh (i caawiya i
caawiya ) oo ka muuqato calamado tiiranayaysan oo aan loo jixin jixayn
waxad arakaysaaa tuug suuqa oo la wada buuxo ruux dumar ah kal cararay
shandadii ay sidatay away damiirkii se qalbiyadeenu may angageen markaynu
arkayno ayeeyo,hooyo ama inan walaashena oo ilmaynaysa oo
qaylinaysa leh na : i qabata ...i qabata !!!!
away damiir nimadii iyo dad nimadi ina faraysay cawi ruuxan damar ah ee
dhiibataysan ee loo xoog sheegtay ee aan isdifaci karin xalana inaka ina
mooday oo inoo qaylo dhaanatay ....
Imsa hooyo suuqa dhexdiisa lagag nixiyay iyadoo laga ba
yaabo inay danyar tahay oo 20 kun soomali shilin ah oo ay caruurteda ugu
soo adeegto oo si adag ku soo gashay sidato
Imisaa ayeeyo tamarteeduba ahayn is difaac la
boobay ama suuqa ku dhex silicday subaxana laah .
Suaal aan ku waydiiyo akhriste ma jeceshay in waliidka
am walaasha ama qof aad aad u jecshay sida xaas hadaad leedahay ama caruurtada
ama qofkaaad wax isku tihiin ba la cawin wayo isag oo mucawino u baahan
????
Kolay jawabtu wa maya .hadaba ogsoonaw in kugu dhici
doonto hadii anay adiga manata ku qabsan walaalka bay hayasata oo adaa ku
xiga hadii sidan lagu sii socdo wayo waxa dhici doonta heer uu
dadka bini aadanimadu dhexdooda ka baxdoo oo sidii xayawaankii libaaxu ku dhex
dhacay e midkood qabsaday kuwa kalena daawanayan oo kale noqodan yacni
sida duur- joog aan waxaba isku ahayn oo midkasta tiisun eegayo
Ma ogatahah in hadii aad cawiso qof liita aad
akhiradaada iyo adunkaaga ku anafacayso , se ma ogtahay in dad badan
naftooda waayen iyago laga yaabo in la baadbaadin karay
Ha noqon mid dhiiri galiya tuuga iyo xumaan wadaha ee
noqo mid saxa khaladaadkooda ,hana noqon mid ku farxa ama ku dheel dheela ama
daawada qof dhibaato haysato lakin noqo mid kaalmeya cawiyan walaalkisa
muslinka ama walaashisa muslinka ah .
Umadi waxa ay ku horu martaa inata ay yihiin bulsho
isku duban oo wax wada qabsata oo kooda baahan ka wax haysta caawinayo ,kooda
liita ay u gar gaarayan, ka yarna ka weyn ixtiraamayo ,
Cawi hal qof si
aad u baad baadiso bulsho dhan
Guntii iyo gab gabadii noqo midd akhiraadisa u tudha
ifkana kaalmeeya naftiisa iyo umada ku xeeran ba
✏ Qalinkii Qoraa Khaalid Moahmed Abdlilahi KMC
Hargaysa, somaliland
Phone number +252634079192
No comments:
Post a Comment