Wednesday, October 5, 2016

Wali Ma Maqashay Kansarka Wadnaha….



W/Q : KHALID MOHAMED ABDILAHI …(KMC)

Waxa jira sanada
di ugu danbeeyay inuu kansarku ku soo badanayo aduun weynaha oo idil ,iyada oo uu ka mid yaha xanuunada faro ku tiriska ah ee cabsi galiyay bini-aadamka uguna halista badan .
Hadaba aynu isla fahan kansarku muxuu yahay  ...?
Sidaynu ogsoonahay jidhkeenu waxa uu ka koobanyahay unugyo  tiro baadan oo aan la tirin karin lkn lagu qiyaaso ilaa 37.2 trillion oo unug .
Hadaba unugyada jidhkeenu waxay isku qaabeeyaan hadba shaqaday qabanaya iyadoo unugyada isku shaqada ihi ay sameeyan nudad kuwaso marka danbe sameeya xubin dhamaystirin oo shaqadeeda qabata . Sida Maqaarka ,kelyaha ,sanbabada,beerka ,wadnah,caloosha iyo waxi lamida....
Kansarku waa isbedal ku imada qaab tarmeedka unugyada iyagoo uu ku dhaco taran aan caadi ahayn ama sidii looga  bartay ahayn ee  u taramaya si kabad sidoodi caadiga ahayd ee hore .taaso sababta inaay soo baxan nudad aan loo bahanay waxa taasi khalkhal ku keenta hidasidaasha jidhka (DNA) ee laga helo buda unug kasto kuwaaso qabilsan Maamulida shaqada ka dhex socta unug dhexdiisa iyada oo sababata in khal khal darti uu tarnkii unugayada dhawacamay bataan
 Hadaba su'aashenu waxay tahay maadamaynu araganay xubno 5 ka  badan oo u kansark ku dhacay sida Naaska ,sababada ,caloosha ,beerka,iyo qaarkaloo badan Maxaynu u maqali wayanayn kansarka ku dhaca wadanaha?
Ma odhan karano kansarku kuma dhaco wadnaha lakiin waxa ayanu odhan karana aad buu u yarayar amaba se lamaba arkoba waxan kamida kasarada ku dhicikara wadnaha (Rhabdomyosacroma) iyo noocaye kale oo kansarka wadanaha kamida . waxa jiri sababo badan oo lo anay karo inaanu kansar wadanaha ku dhic oo ay kamid tahay  iyadoo wadanahu ka koobanayahay muruqyo badan oo ay ku yarta duxud (Muscular Non fatty nature ) wayo sidaynu ogasanahay kanasarku waxa uu ku badanayahay unuqayada tarkood  socod kana koobanyahay nudad (tissue) ay ku badantahay duxdu ........
Guntiii iyo gabagabadii wadnahu waa mashiin kamida ah mashinada ugu qalisan ee uu alle ku manaystay makhluuqisa waana mashinka kaliya ee inoo quudiya jidhkoo dhan
Hadii uu yahay kansarku midku yar ama an ku dhicin wadahana waxa aad ogsaanta inay jiraan xanuuno kale ama adabeecado kale  sida qaadka iyo sigaarka oo dhibaya wadanaha inay jirana hadaba qofka oo iska ilaaliya waxayabaha dhibaya shanata xubnood ee jidhkeeena ugu muhiimsan oo kala aha...
Kalyaha,Wadnaha ,Sababada ,Maskaxda,Beerk waxa ay qofka u horseeeda caafimad badan iyo nolo fiican
Qaab nololèdkaaga oo aad wanajisaa  waxay bad baado u tahay cafimaadka naafataada iyo jidhkaaaga.


                Qalinkii
Khalid Mohamed Abdilahi  (KMC)


No comments:

Post a Comment